Madaxweyne Deni oo safar aan la shaacin ugu ambo baxay Dalalka Kenya iyo ….

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa saakay safar warbaahinta laga qariyay uga ambo baxay magaalada Garawe, waxa uuna u socdaalay dalka Kenya uu uga sii gudbi doono dallka Imaaraadka Carabta. Sida aan wararka ku helnay safarka Madaxweynaha Puntland saakay uga ambo baxay magaalada Garawe ayaa lagu sheegay mid siyaasadeed, waxaana safarkan laga qariyay … Continue reading Madaxweyne Deni oo safar aan la shaacin ugu ambo baxay Dalalka Kenya iyo ….